Xldhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Bixi Iyo Talaabada Ufuran Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xldhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Bixi Iyo Talaabada Ufuran Golaha Wakiilada
October 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan goaha wakiilada somaliand ayaa ka hadlay mudo kordhintii xaddhaafka ahayd ee ay golaha guurtidu usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi iyagu ku korodhsadeen taasi oo uu ku tilmaamay mid kazoo horjeeda wakhtigii ay dalbadeen komishanka doorashooyinku oo ahayd 9bilood halka ay iyagu kordhiyeen 2sano.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS