Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Shaaciyay Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Shaaciyay Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi.
October 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka somailand ee waddani iyo Ucid ayaa meel adag iska taagay mudo kordhintii golaha guurtidu usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi iyaguna isku kordhiyeen

Xisbiyada mucaaridka ayaa sheegay in aanay aqbalaynin mudo kordhin xaaraan oo kazoo horjeeda Soo jeedintii gudida doorashooyinka ee wakhtiga ay ku qaban karaan doorashada madaxtooyada.

COMMENTS
LINKS