Wasiirka Waxbarashada Oo Hortagay Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Su,aalo Xasaasiya Oo Ay Waydiiyeen.
October 15, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland aya saaka hortagay gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada kuwaasi oo ka dhagaystay warbixin
Sidoo kale xildhibaanadan ayaa wasiirka waydiiyay su,aalo xasaasiya iyo jawaabaha uu ka bixiyay