Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Dhahar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Dhahar.
October 18, 2022 - Written by Editor:

DHAHAR(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada dhahar ee gobolka ee sanaag

Sidoo kale wasiir axmed guray ayaa kormeeray taliska ciidanka qaranka ee magaalada dhahar.

 

COMMENTS
LINKS