Wasiirka Horumarinta Reermiyiga Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Qaramaynayay Ciidamo Tiro Badan Iyo Gaadiid.
October 24, 2022 - Written by Editor:
SANAAG(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta reermiyiga somaliland axmed guray oo socdaal ku jooga gobolka sanaag ayaa ka qaybgalay munaasibad lau soo dhawaynayay ciidamo tiro badan oo kamid noqon doona ciidamada qaranka somaliland.