Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta Iyo Beeraha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Baki Ee Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta Iyo Beeraha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Baki Ee Gobolka Awdal.
October 18, 2022 - Written by Editor:

BAKI(W,N)-Wasiirada wasaarada qorshaynta qaranka iyo beeraha Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay degmada baki ee gobolka awdal halkaasi oo ay soo kormeereen dhulka laga beero dalagyada kala duwan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS