|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Canfarta Oo Lagu Qabtay Magaalada Tojoro.
October 26, 2022 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayna Weheliyaan Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida, Madaxdhaqameed kale Iyo Siyaasiyiin ayaa dalka jabuuti kaga qaybgalay xaflada caleemo saarka Suldaanka Qoomiyada canfarta oo ka qabsoontay magaalada tojora.
Sidoo kale waftigan ka socday Somaliland Ee Uu horkacayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan ayaa waxaa qaabiley madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, isagoo uga mahad celiyay ka soo qaybgalka xaflada caleemo saarka suldaanka canfarka oo kamid ah madaxdhaqameedka Dalka jabuuti.
Related posts:Turkiga Oo U Sacabo Tumay Kulankii Addis Ababa Ku Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo & Tallooy... Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka Gobolka Sool I... Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Shan Gaadhi Oo Ah Kuwa Lagaga Hortago Mudaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|