Wadayaasha Gadiidleyda Ururka Tawfiiq Ee Berbera Oo cabasho Xoogan ka Muujiyey Shirkadaha Shidaalka Keena. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wadayaasha Gadiidleyda Ururka Tawfiiq Ee Berbera Oo cabasho Xoogan ka Muujiyey Shirkadaha Shidaalka Keena.
October 16, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Dirawalada gaadiidlayda ku bahoobay urura tawfiiq ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shirkada Trafigura ee keenta shidaalka oo ay sheegeen in ay ku qaaliyaysan shidaalka islamarkaana iyada loo xidhay in ay berbera shidaalka keento.

COMMENTS
LINKS