Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Gabiley Oo Hada Shaaciyay In Ay Gacanta Ku Hayaan Gabadhii La Raadinayay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Gabiley Oo Hada Shaaciyay In Ay Gacanta Ku Hayaan Gabadhii La Raadinayay!
October 30, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Ciidamada Booliska Ee Saldhiga Magaalada Gabiley oo hada           Gacanta ku haya Gabadhii laga Raadinayay Magaalada Hargaysa ee  fariinta naxdinta ku baahisay barta ay ku leedahay facebookga.

Taliyaha saldhiga booliska ee magaalada gabiley ayaa hada sheegay in ay gacanta ku hayaan gabadhan iyagoo soo bandhigay muuqaalkeega.

Gabadhan Oo lagu Magacaabo Huda Xuseen ayaa laga raadinayay hargaysa iyadoo eheladeedu sheegeen in ay fariimaha ay baahisay ay ku kaliftay duruufo nololeed oo qalsan oo ku xeeran qoyskooga iyo garab la,aan heshay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS