Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka SPP Ee Magaalada Laascanood Oo Umuujiyy Cududooda Madaxtaabashadii Gudida Diwaangalinta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka SPP Ee Magaalada Laascanood Oo Umuujiyy Cududooda Madaxtaabashadii Gudida Diwaangalinta.
October 31, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Ayaa muujiyay cududooda isku soo bixii gudida diwaangalinta ee magaalada laascanood.

Sidoo kale Gudoomiyaha urur siyaasadeedka SPP Ayaa umahad celiyay taageerayaasha ururka.

COMMENTS
LINKS