Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihii Tvga Horn Cable Ee Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihii Tvga Horn Cable Ee Gabiley.
October 26, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga sharidarada ah ee maamulka gobolka gabiley kula kaceen wariyihii tvga horn cable uga soo warimi jiray gabiley farxaan cabdi aw ciise ee maalintii afraad ku xidhan jeelka gabiley.

COMMENTS
LINKS