Suxufi Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Sifo Sharci Daro Ah Uxidhan Iyo Jidh Dil Loo Gaystay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suxufi Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Sifo Sharci Daro Ah Uxidhan Iyo Jidh Dil Loo Gaystay.
October 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suxufiga rug cadaaga ah ee cabdilaahi cumar wayab ayaa ka hadlay fal fool xun oo lagu kacay wiil udhalay kaasi oo ku xidhan mudo saldhiga daloodho ee magaalada hargaysa.

Sidoo kale suxufi wayab ayaa sheegay in wiilkiisa  Oo lagu magacaabo Saalim Cabdilaahi Cumar Wayab loo gaystay jidh dil ismarkaana laga diiday warqad ay soo xortay maxkamadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS