Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Garxajis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Garxajis.
October 27, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka qaybgalay gabo gabada shirkii beelaha garxajis uga socday magaalada burco oo maanta lasoo gabo gabeeyay

Sidoo kale suldaan xasan ayaa taageray qodobada kasoo baxay shirka oo uu sheegay in ay somaliland dan uyihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS