Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
October 26, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco iyadoo sidiiran loogu soo dhaweeyay Halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shirka beelaha garxajis oo ka socda burco.

COMMENTS
LINKS