Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Biixi.
October 1, 2022 - Written by Editor:

Shacabka Caasimada Hargaysa Ayaa  Ka Dareen Celiyay Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Mudo Xileedka Xukuumada Madaxwayne Biixi oo goaha guurtidu ukordhiyeen mudo laba sano ah, halka ay iyagu isku kordhiyeen mudo shan sano ah

shacabka reer hargaysa ayaa siyaabo kala  duwan uga dareen celiyay talaabada ay golaha guurtidu qaadeen.

 

COMMENTS
LINKS