|
|||||
WAJAALE NEWS
“Runtii Waxa Ayaandaro Ah, In Maalinwalba Gabadh Lagaga Oohiyo Hargaysa, Iyadoo Xaqeeda Lagu Duudsiyayo Ogaadeen Baad Tahay” Madax Dhaqameedka DDS.
October 6, 2022 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxdhaqameedka kazoo jeeda dawlad deegaanka somalida itoobiya oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada jig jiga ayaa cabasho wayn ka muujiyay gabadh kazoo jeeda deegaankooga oo dhac loogu gaystay caasimada Somaliland ee hargaysa taasi oo hanti ay lahayd oo maxkamada gobolka maroodi jeex uxuntay laga hor istaagay. Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa baaq udiray xukuumada Somaliland iyo madaxdhaqameedka beelaha isaaq oo ay ka dalbadeen in ay arintan gabadhaa waxka qabtaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Warqada Baraha Bulshada La Wareejinayo Waa Dacaayad Raqiis Ah, Oo Lagu Bartilmaamedsanayo Ragga Iyo... DAAWO;-Sh, Maxamed Ismaaciil Oo Ka Digay Geed Cilaajyada Qaar Dadka SiiyaanOo halis ku Ah Naftooda Daawo; Hees Cusub oo Aan Hore loo Daawan Noceeda Oo Kale Lana Magac baxday ( Taan Milicsadaay) Codk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|