“Reer Gabiley Iyo Kulmiye, Way Is Yaqaanaan” Siyaasi Samaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Gabiley Iyo Kulmiye, Way Is Yaqaanaan” Siyaasi Samaale.
October 30, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Siyaasi cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamid hogaanka xisbiga kulmiye kana mid ahaa waftiga xisbiga ee safarka ku marayay gobolada dalka ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay waxgradka, dhalinyarada iyo masuuliyiinta xisbiga ee gobolka gabiley oo ay maanta kulan la qaateen ayaa sheegay in gabiley muhiimad wayn uleedahay taageeradoodu xisbiga kulmiye

Sidoo kale siyaasi samaale ayaa sheegay in siyaasiyiin badan ooh ore uga tirsanayaa xisbiga kulmiye ay hada furteen urur siyaasadeedyada cusub

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS