“Muuse Biixi Ta Uu Kusoo Wado Somaliland, Dhagaha Ayaydin Faraha Galin”Siyaasi Cali Guray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Ta Uu Kusoo Wado Somaliland, Dhagaha Ayaydin Faraha Galin”Siyaasi Cali Guray.
October 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Guray ayaa si adag uga horyimid mudo kordhinta golaha guurtidu usameeyeen mudo xileedka xukuumada madaxwayne biixi iyago golihii guurtida oo iyaguna korodhsaday mudo 5sano ah.

Sidoo kale cali guray ayaa ka dariyay rajada Somaliland iyo damaca muuse biixi oo uu sheegay in uu yahay nin qorshaystay in aanu kursiga ka tagid nin aqbala iyo nin diidaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS