Midkamid Ah Bulshada Deegaanka Agabar Oo Baaq Udiray Maamulka Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midkamid Ah Bulshada Deegaanka Agabar Oo Baaq Udiray Maamulka Gobolka Gabiley.
October 5, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Midkamid ah odayaasha degmada agabar ayaa baaq udiray maamulka gobolka gabiley kaasi oo ku saabsan muran udhexeeya shirkada macdanta baadha iyo qays deegaanka beer ku leh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/rLurBz4Bjck

 

 

COMMENTS
LINKS