Maydka Marxuumkii Ku Dhacay Dhaamka Gabiley Oo La Soo Saaray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuumkii Ku Dhacay Dhaamka Gabiley Oo La Soo Saaray
October 25, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Saaka ayaa lagu guulaystay in la soo saaro maydka marxuum caydaruus sheekh cumar basiiri oo maanlintii shalay ku dhacay dhaamka gabiley

Badmaaxayaal ka yimid magaalada saylac ayaa ku guulaystay soo saarida maydka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN

 

COMMENTS
LINKS