Maxamed Cali Waji Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxamed Cali Waji Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London.
October 18, 2022 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Agaasimaha waaxda dhaqanka ee wwasaarada warfaafinta maxamed cali waji oo ay weheliyaan fanaaniin iyo xubno kale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada london ee dalka ingiriiska waxaana halkaasi ku qaabilay safiirka somaliland ufadhiya dalka ingiriiska iyo qurba joogtada.

 

COMMENTS
LINKS