|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiintii Xisbiga Waddani Iyo Wariyihii Horn cable Tv Ee ku Xidhnaa Magaalada Gabiley Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadoodii!
October 30, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka garabka dhalinyarada ee xisbiga wadani Buuni Cabdi Abiib Iyo Wariyihii Tvga Horn Cable iyo mid kamid ah Dhalinyarada magaalada Gabiley oo mudo sagaal cisho ah ku xidhnaa magaalada gabiley ayaa maanta dib uhelay xoriyadooda kadib markii ay siidaysay xukuumada oo iyadu Xidhay. Suxufi farxaan cabdi aw ciise iyo dhalinyrada kale ee xisbiga waddani ayaanay maamulka gobolka cadaynin danbiga ay galeen ee ay xidhnaayeen muda sagaal cisho ah kuwaasi oo marka horena aan loo marin xadhigooga dariiq sharci.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|