Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Hargaysa Ka Dhacay 14sano Ka Hor Maanta Oo Kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Hargaysa Ka Dhacay 14sano Ka Hor Maanta Oo Kale.
October 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa ka hadlay Qaraxyadii Hargaysa ka Dhacay 14sano ka hor Maanta Oo kale kuwaasi oo ay ku dhinteen dad badani.

Sidoo kale madaxwayne riyaale ayaa ka waramayo iyo siro cusub oo ku duugan qaraxyadaasi.

 

COMMENTS
LINKS