|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In Uu Ka Seexan Waayay Hadal Uu Yidhi Xildhibaan Barkhad Batuun Iyo Waxa Uu Ka Dalbaday
October 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo maanta madal ka hadlayay ayaasheegay in uu ka seexan waayay hadal uu yidhi xildhibaan Barkhad batuun kaasi oo uu ka sheegay gudida heer qaran ee xiligii Corona Virus Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa xildhibaan barkhad batuun ka dalbaday in uu bulshada horteeda hadalkiisii kaga bixiyo raali galin HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN; Related posts:Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Faah Faahin Ka Bixisay Qodob Hore Uga Soo Baxay Gudida Coronavirus ... Daawo:Qaybtii Labaad Barnaamijkii Murugada Lahaa ee Telefishanka Caalamiga ah ee Aljazeera Ka Diyaar... Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Baaqii Cirro Ee Ahaa In La Kala Diro Kominshanka Dooras... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|