Madaxwaynaha Jsl Oo Haweenay Umagacaabay La taliyaha Arimaha Sharciga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Haweenay Umagacaabay La taliyaha Arimaha Sharciga.
October 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wareegto kazoo baxay xafiiska madaxwaynaha Somaliland ayaa lagu shaaciyay in madaxwayne biixi Amaal Cabdilaahi Cawil umagacaabay la taliyihiisa arimaha sharciga taasi oo noqonaysa gabadhii uhoraysay ee Somaliland loo magacaabo jagadan,

HALKAN KA AKHRI WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS