Madaxwaynaha Jabuuti Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Weerar Lagu Laayay Askar Katirsan Ciidamada Dalkiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Weerar Lagu Laayay Askar Katirsan Ciidamada Dalkiisa.
October 9, 2022 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa canbaareeyay weerar lagu soo qaday ciidamada dalkiisa ee gobolada dalka kaasi oo lagu diley 6askar halka qaar kalena lagu dhaawacy

Sidoo kale madaxwayne geele ayaa hanjabaad culus udiray jabhada weerarka kusoo qaaday ee furiad ee canfarta.

 

COMMENTS
LINKS