Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Ibraahim Sulub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Ibraahim Sulub.
October 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka beelaha garxajis ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaan ibraahim suldaan sulub oo dhawaan laga soo daayay xabsiga degmada baki ee gobolka awdal.

Madaxdhaqameedkan iyo waxgarad ka hadlay munaasibadan ayaa ka waramay ujeedada casuumada

COMMENTS
LINKS