HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin Cumar cabdi oo maanta ka qaybgalay shirwaynaha farsamada gacanta oo lagu qabtay dugsiga kuwaydiga ee magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay dusgi farsamada gacanta oo ay ka wadaan magaalada Gabiley si kor loogu qaado xirfada farsamada gacanta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;