Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Qirtay Danbi Uu Hore Uga Galay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Qirtay Danbi Uu Hore Uga Galay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
October 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha haayada duulista iyo hawada Somaliland cumar sayid oo horyimid golaha wakiilada ayaa qirtay danbi uu sheegay in uu hore uga galay aqoonyahan Jamaal cali xuseen

Sidoo kale maareeye cumar sayid ayaa ka warbixiyay hawlaha shaqo ee haayada.

 

COMMENTS
LINKS