Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Dawlad Ku Meel Gaadh ah Ku Dhawaaqayaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ay Dawlad Ku Meel Gaadh ah Ku Dhawaaqayaan.
October 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa shaaciyay in xisbiyada mucaaridku 21cisho ka dib ay ku dhawaqqi doonaan dawlad ku meel gaadh maadama uu dhamaaday mudo xileedkii xukuumada madaxwayne biixi.

Sidoo kale gudoomiye xisbiga Ucid ayaa soo dhaweeyay shirka beelaha garxajis ku qabsanayaan magaalada burco 25bishan.

 

COMMENTS
LINKS