|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiilada Oo Warbixin ka Dhagaystay Wasiirka Biyaha Jsl.
October 19, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida Deegaanka, Khayraadka dabiiciga ah,ee Golaha wakiilada ayaa Warbixin ka dhagaysatay Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) Gudi hoosaadka Golaha wakiilada ayaa Wasiirka biyaha waydiiyey su’aalo la xidhiidha Mashaariicda Hirgalinta Biyo balaadhinta ee Gobolada iyo degmooyinka Dalka ee Wasaarada ka samaysay Qodista Balayada iyo Qodista Ceel biyooddada dhamaan Somaliland. Wasaaradu ka samaysay Sanadka 2022 qodista balayada iyo Ceel biyoodada inta ugu danbaysa raaci Related posts:Marxuum Maxamed Abiib Geedi Oo Gacan Ka Xaqdari Ku Dishay Magaalada Hargaysa Iyo Eheladiisa Oo Farii... “Garaad Cali Garaad Maxamuud Oo Ahaa Garaadkii Dhulba Hante, Qofkii Ugu Horeeyey Ee Daraawiishi Dish... Laba Suxufi Oo Habeenkii Xalay Lagu Dhaawacay Hargaysa Oo Ka Faah Faahin Ka Bixiyay Sidii Wax Ugu Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|