|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Jsl Oo Mudo Kordhin Usameeyay Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyagu Korodhsaday!
October 1, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo kordhin hor leh u sameeyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan xasaasi ah oo ay maanta ku yeesheen xarunta Golaha Guurtida. Golaha Guurtida ayaa laba sanno oo dheeraad ah ugu daray madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, kadib codeyn gacan taag ah oo ka dhacday xarunta golaha Guurtida Somaliland. Sidoo kale Golaha Guurtida Somaliland ayaa iyaguna ku darsaday muddo xileedkooda 5 sanno oo dheeraad ah, waxaana golahan uu yahay kii u horreeyey, mana jiro isbeddel lagu sameeyey tan iyo markii la dhisay, waxaana markastaa loo kordhiyaa muddada xil heynta, HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Milicsiga Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Uu Kasoo Horjeedo Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo ... Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Lagu Wado In Bisha Ramadaan B... HALKAN KADAAWO DADWAYNAHA REER KALABAYDH OO DIIDMO KALA HORMIYID MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE GABILEY, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|