|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gabiley Iyo Berbera Waxa ku Nool Dad Somalilanders ah, Ee Kuma Noola Yuhuud Inoo Timid, Deegaanka Ay Degan Yihiin Iyo kheyraadka Dhex yaala inagu Umaynaan Doorin.. “Xil. Barkhad Batuun.
October 22, 2022 - Written by Editor:“Ma habboona in gollaheena laga dhigo mid cadow ku ah deegaano gaar ah, waxa aynu nahay Xildhibaano dalka iyo dadka oo dhan loo dhaariyey. Gabiley iyo Berbera waxa ku nool dad Somalilanders ah ee kuma noola yuhuud inoo timid, deegaanka ay degan yihiin iyo kheyraadka dhex yaala inagu umaynaan doorin ee Alle ayaa u dooray haddii ay wax ku maqan yihiin si maangal ah aynu oga doodno haddii ay wax ka maqan yihiina si maangal ah aynu ugu doonno xeerarka la inaga filaya yeyna noqon kuwa xasarad iyo xumaan dhex dhiga bulshadda walaalaha ee Somaliland.” Xildhibaan Barkhad Batuun doodda baarlamaanka ee xeerka kheyraadka. Xildhibaan Barkhad Batuun. Related posts:Daawo: Maayirka Hargeysa oo Fara madhan kala Noqday Wadada Komishanka Hormarta oo uu Fur is lahaa. DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Ugu Jawaabay Qaarkamida Culumada Oo Waxka Sheegay Xusk... DAAWO ; Beel-Waynta Samaroon Ee Degmada Tog Wajaale Oo Shaaciyay In Ay Si Rasmi Ah Ugu Biirtay Xisb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|