Faah Faahin Dheeraado Oo Kasoo Baxaysa Laba Qarax Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faah Faahin Dheeraado Oo Kasoo Baxaysa Laba Qarax Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
October 29, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Laba qarax ayaa maanta ka dhacay Magaalada muqdisho kuwaasi oo kala dhacay isgayska Zoobe Iyo xarunta wasaarada waxbarashada kuwaasi oo sobobay khasaare dhimasho tiro badan iyo dhaawacba leh.

 

 

COMMENTS
LINKS