|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhaamka Gabiley Oo Liqay Marxuum Caydaruus Sh. Cumar Basiiri Oo Katirsanaa Ciidamada Dab Damiska Gabiley.
October 24, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dhaamka Xukuumada somaliland ka hirgalisay waqooyiga magaalada gabiley ayaa maanta galinkii danbe liqay marxuum caydaruus sheekh cumar basiiri oo katirsanaa ciidamada dab damiska gabiley, Maydka marxuumka ayaa ilaa hada laga soo saarin dhaamka Dhanka kale Ciidamada Dabdamisa Oo gurmd ahaan uga yimid Magaalada Hargeysa Ayaa Hada gaadhay Dhaamka Gabiley kuwaasi oo Si Toos Ah U Galay Si Ay Usoo Saaraan Maydka marxuumka Alle Hawnaxariistee MCaydaruus Sheekh Cumer. Related posts:DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Gabi Ahaanba La Wareegay 6 Deegaan Oo Kamid Ah Taageerayaashii Uu Kulmiye... Ambassador Suhuur X Abiib Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Xafiiskeedu Bilaabay Olole Xoogan Oo Ay Ku Doonay... Wasiirka Maaliyadu Iyadaa Dadka Oo Dhan U Sheegtey In Madaxweynuhu Wasiirkii Tacliinta U Haysto Wali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|