DAAWO;-Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Hilaac Ee Magaalada Hargaysa Oo Muujiyay Cududooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Hilaac Ee Magaalada Hargaysa Oo Muujiyay Cududooda.
October 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeed hilaac ayaa isku soo bax balaadhan ka sameeyay magaalada hargaysa madaxtaabashadii 1000qof ee gudida diwaangalinta ururada siyaasada.

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac prof axmed ismaaciil samater ayaa umahad celiyay taageerayaasha ururka sida ay iskugu soo baxeen.

COMMENTS
LINKS