DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Faah Faafin Ka Bixiyay Dadaalada Lagu Baadi Goobayo Maydka Wiil Uu Liqay Dhaamka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Faah Faafin Ka Bixiyay Dadaalada Lagu Baadi Goobayo Maydka Wiil Uu Liqay Dhaamka Gabiley.
October 24, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley, maayarka gabiley iyo ciidamada dab damiska oo gaadhay dhaamka gabiley oo maanta liqay marxuum caydaruus sheikh cumar basiiri ayaa faah faahin ka bixiyay gurmadka loogu jiro sidii loo soo saari lahaa maydka marxuumka.

 

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa sheegay in ay adag tahay in ciidamadu quusaan biyaha dhaamka oo aad udheer islamarkaana ay dalbadeen gurmad uga soo socda gobolka saaxil iyo saylac kuwaasi oo aan wali soo gadhin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS