DAAWO;-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin Oo Cudidiisa Taageero Kusoo Bandhigay Magaalada Laascanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin Oo Cudidiisa Taageero Kusoo Bandhigay Magaalada Laascanood
October 31, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftiin Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa Cudidiisa Taageero kusoo bandhigay magaalada laascanood oo gudida diwaangalintu Ururada Siyaasadu qabteen madaxtaabashada 1000qof.

Sidoo kale gudoomiyaha urur siyaasadeedka Iftiin ayaa umahad celiyay taageerayaashiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS