|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ehelada Gabadh Fariin Naxdinle Ku Baahisay Facebookga Oo Ka Waramay Duruufaha Ay Ku Sugnayd!
October 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ehelada gabadh fariin naxdinle ku baahisay facebooga kuna sheegtay in ay geerida ka jeceshay nolosha taasi oo laga raadinayay magaalada hargaysa gaar degmada macalin haaruun ayaa ka waramay xaalada ay ku sugnayd markii ugu danbaysay iyo duruufaha ku kalifay in ay nafteeda haligayso. Dhanka kale gabadhan oo lagu magacaabo huda xuseen ayaa goordhawayd laga helay magaalada gabiley taasi oo ay hada gacanta ku hayaan ciidanka booliska ee saldhiga magaalada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Toogtay Dhaawac Culusna U gaystay Maxbuus Ku Xidhnaa Saldhig... Ex Wasiir Guri Barwaaqo Oo Shaqo Cusub Ka Bilaabay Jaamacada Golis Universty Ee Magaalada Hargeisa. Munaasibad Casho Sharaf Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|