DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caydaruus Oo Maalintii Shalay Ku Geeriyooday Dhaamka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caydaruus Oo Maalintii Shalay Ku Geeriyooday Dhaamka Gabiley.
October 25, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Alle Ha,unaxariistee Waxaa galabta xabaalaga magaalada gabiley loogu sameeyay marxuum caydaruus oo maalintii shalay ku uu liqay dhaamka gabiley kaasi oo saaka laga soo saaray maydkiisa.

Waxaana aaska marxuum caydaruus oo katirsanaa ciidanka dab damiska somaliland kasoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada iyo qaybaha kala duwan ee shacabka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS