“Culimadda Masaajidada Kaga Sheekeeya Taariikhda Nabiga SCW, Haddana Muhmal Galinaya Xuska Dhalashada Nabiga Waxaan Leeyahay…”Saylici. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Culimadda Masaajidada Kaga Sheekeeya Taariikhda Nabiga SCW, Haddana Muhmal Galinaya Xuska Dhalashada Nabiga Waxaan Leeyahay…”Saylici.
October 8, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo manta ka qaybgalay munaasibada xuska dhalshada nabigeenii suubaan N,N,K,H Oo maanta lagu qabtay magalaada hargaysa ayaa luuqad adag kula hadlay culimada qaar meeaha ka dhaliila xuska dhalashada rasuulka isagoo sheegay arintaasi in aanay sax ahayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS