Col. Jaamac Doolaal Oo Sheegay In Xukuumadu Waaran Qabasho Usoo Jartay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Col. Jaamac Doolaal Oo Sheegay In Xukuumadu Waaran Qabasho Usoo Jartay
October 25, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Col jaamac doolaal oo kamid ah mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta somaliland ayaa xaqiijiyay xadhig ay xukuumadu la damacsan tahay iyo waaran qabasho oo uu sheegay in ay usoo jareen

Sidoo kale col jaamac doolaal ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi iyo cidkasta oo ku hawlan xadhigiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS