Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Warbixiyay Shilal Maalmihii Udanbeeyay Dhacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Warbixiyay Shilal Maalmihii Udanbeeyay Dhacay
October 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay shilal ka dhacay jidadka ku xeeran caasimada kuwaasi oo ay ku nafwaayeen dad halka ay sobobeen dhaawacyo kala duwan.

 

COMMENTS
LINKS