|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Inan Yar Oo 2Sano Jir Ah Ku Diley Magaalada Hargaysa.
October 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaasheegay in ay gacanya kusoo dhigeen Nin inyar ku dilay magaalada hargaysa warkan oo ay ku baahiyeen barta ciidamada boolisku ku leeyihiin facebookga ayaa udhignaa Sidan; Ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Siciid Ismaciil Xassan oo ku eedeysan inuu dilay gabadh yar oo lagu magacaabi jiray Nashaad Sakariye Xassan oo 2 jir ah. Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa , waxaana eedeysanuhu dilka inantan yar u istacmaalay Midi uu ku gawracay. Ciidanka Booliska JSL waxay mar walba u mahad-naqayaan Shacabka somaliland ee xogaha la soo wadaaga. Related posts:Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadashay Murankii U Dhexeeyay Iyaga iyo Dugsiyada Gaarka Loo... Daawo:Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Saamiga Ethiopia Ee Dekeda Berbera Iyo Digniinta Dawlada ... Agaasimihii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Soo Jeediyay In Sharciyadda La Waafajiyo Sahamint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|