|
|||||
WAJAALE NEWS
“5Aad Waxaan Leeyahay Waalaydiin Ogyahay Taariikhda In Aad Halganka Ku Bilowdeen Afraad, Iyadoon SNM Jirin” Marxuum Cigaal.
October 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland marxuum maxamed xaaji ibraahim Cigaal oo ka hadlay maalintii ciidamadii Snm ee Shanaad iyo 99 lagu wareejinayay dawlada ayaa qiray doorkii reer gabiley ku lahaayeen bilowgii halgan iyo aas aaskii jabhadii 4aad ee ay ka bilaaban tahay halgankii Hubaysnaa ee dib uxoraynta Somaliland Iyo dhismaha dawladnimada Somaliland. Sidoo kale marxuum cigaal ayaa sheegay in gabiley oo ay ku noolyihiin culimadii musheekh ahaa la tago marka Iimaanka lasoo quwaynayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Jawaabay Eedo Dhinaca Xil Gudashada Gobolka Ah Oo Loo soo ... “In Ganacsatadu Ku Heshiiso Inay Dadka Qiimaha Ku Kordhiso, Waa Sharci-darro, Kaalintii Xukuumadeed ... Deegaanka Xariirad Oo Laga Cabsi Qabo In Colaado Beeleed Ka Aloosmaan Iyo Golaha Guurtida Oo Ku Guul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|