Xukuumada Somaliland Oo Xayirtay Tvga Madaxa,banaan Ee Codka Bariga Africa Iyo Maamulka Oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Xayirtay Tvga Madaxa,banaan Ee Codka Bariga Africa Iyo Maamulka Oo Ka Hadlay
September 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaiand ayaa xayiraad saartay Tvga madaxa banana ee codka bariga Africa iyadoo ku eedaysay in uu faafiyay warar lidku ah qaranimada

Sidoo kale maamulka tvga C,B,A Ayaa sharci daro ku tilmaamay xayiraadka xukuumadu dul dhigtay xarunta tvgoooda.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS