Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Raad Shidaal Laga Helay Deegaanka Baho Dhamal Ee Duleedka Magaalada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Raad Shidaal Laga Helay Deegaanka Baho Dhamal Ee Duleedka Magaalada Hargaysa!
September 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta ayaa sheegay in deegaanka baho dhamal ee duleedka magaalada hargaysa oo markii hore xukuumada ka qodaysay ceel biyood laga helay raad shidaal kadib markii lagu gaadhay qoditaankii

Sidoo kale xukuumada ayaa sheegtay in ay hawlgali doono khubaro arimaha cilmi uleh si xogtiisa loo sugo.

COMMENTS
LINKS