|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Shaaciyay In Aanay Aqbali Doonin Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxwayne Biixi Iyo Talaabada Ay Qaadayaan!
September 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee waddani iyo ucid oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi kyagoo sheegay in aanay marnaba aqbali doonin mudo kordhin loo sameeyo madaxwayne biixi 13novemberna wixii ka danbeeyana aanay u aqoonsanayn madaxwayne Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga Ucid iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani ayaa sheegay in ay maamul samayn doonaan hadii aan la ilaalin sharciga. Related posts:“Heritage Waa Gacmaha Wasakhaysan Ee Dawlada Muqdisho, Jabuutina Waa Hooyada Wixii Xun Ee Lagu Duuds... Suldaan Xasan oo ka Dhextoosay Madal Ilyartu Isqabatay Iyo Firka-naxii ku Habsaday Xisbiga KULMIYE I... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Cisbitaalka Ku Booqday Saxafi Ciidanka Boolisku Dhaawac Gaadhsiiyeen, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|