Xisbiga Waddani Oo Cadeeyay Mawqifkooda Dhawaaqii Kasoo Yeedhay Komishanka Doorashooyinka Ee Qabtoomida D. Madaxtooyada.
September 25, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo ay weheliyaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale kuwaasi oo cdeeyay in aanay ogolayn wax la yidhaa mudo kordhin maqifkoodu yahay kii 13november