“Xildhibaanada Ku Doodaya Sharci Maaha Daliil Sharci Oo Ay Uhayaan Majiro, Kol Hadaanay Meeshaba Joogin”Ex Xil Cabdiaahi Black. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xildhibaanada Ku Doodaya Sharci Maaha Daliil Sharci Oo Ay Uhayaan Majiro, Kol Hadaanay Meeshaba Joogin”Ex Xil Cabdiaahi Black.
September 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan hore Cabdilaahi black ayaa ka hadlay xeerka mooshinka ee ansixiyeen xildhibaanada golaha wakiilada iyo kuwo ka maqnaa fadhiga ee warbaahinta ka cabanaya.

Sidoo kale Ex xildhibaan cabdilaahi black ayaa sheegay in ay jiraan dariiqyo kale oo xiligan ka muhiimsan xeerkan golaha wakiiladu usoo gudbiyeen golaha guurtida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS